Saturday, November 18th, 2017

DEG DEG ah Wasiirka War Faafinta Madaxtooyada iyo Magacyada Wasiirada Is Casilay ….

Published on March 21, 2017 by   ·   No Comments

Madaxtooyada Somalia ayaa goordhow gashay Jawi ka duwan kuwii hore waxaana halkaasi buux dhaafiyay Siyaasiyiin kamid noqday Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia.

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa u hanbalyeynaaya Wasiirada cusub waxaana durba dhaliil laga muujinayaa shaqsiyaadka uu Ra’isul wasaaraha usoo magacaabay xilalka oo aan qaarkood laheyn Khibrad Siyaasadeed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More