Tuesday, September 26th, 2017

War deg deg ah(Daawo) Nin Wasiir Caan Ka ahaa Soomaali Oo Maantay lagu dilay Magalada …

Published on March 6, 2017 by   ·   No Comments

Kooxo hubeysan ayaa dhaawac ugu geystay Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug isku duwaha wasaarada Kaluumeysiga qeyraadka badda ee gobolka mudug sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka .

isku duwaha ayaa lagu magacaabaa Mahdi Maxamed Cismaan, waxaana la sheegay in ay baxsadeen kooxihii dhaawac u geystay.

Dhaawaciisa ayaa la gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

Majiro Wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Galmudug oo ku aadan dhaawaca loo geystay Mahdi Maxamed Cismaan.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More