Monday, December 18th, 2017

War Deg Deg ah:-Madaxweyne Farmaajo oo Xayiraad ku soo rogay Xasan Cali Kheyre

Published on March 5, 2017 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeeysa maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli la wado dedaal Labada dhinac lagu heshiisiinayo.

Goob joogayaal ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in ciidamada Labada dhinac ay saakay wadaan dhaqdhaqaaqyo ka duwan kuwii hore, iyadoo lasoo sheegayo in xilli walbo halkaasi laga filan karo isku dhacyo.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More