Friday, October 20th, 2017

DAAWO VIDEO: Wasiiradii waqtigoodu dhamaaday oo warqad codsi ah udiray R/wasaare xasan cali khayre..

Published on March 4, 2017 by   ·   No Comments

Wasiiradii dowladaa xasan sheekh maxamuud ayaa waxaay warqaad codsi ah udireen R/wasaaraha cusub ee dalka mudane xasan cali khayre warqadaas oo ay ku codsanayaan in la siiyo mushaaar bilooyi badan ay ku lay=haayeen dowlada soomalia.

Wasiiradaan ayaa samaystay gudi isku dhaf ah oo ay dowlada farmaajo uga raadsanayaan xaquuqdii ay ku lahaayeen dowladii uu waqtigeedu dhamaday ee xasan sheekh maxamuud.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More