Monday, December 18th, 2017

DEG DEG:Rasaas xoogan oo hada ka dhacaysa gudaha magaalada & qarax gil gilay…

Published on February 28, 2017 by   ·   No Comments

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn iyo rasaas ka dambeysay ay ka dhaceen goor dhow magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa, waxaana la sheegay inuu ku qarxay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho.

Qarax kadib ayaa la maqlay rasaas xoog leh oo dhaceysa, waxaana hadda soo baxaya wararkii ugu horeeyay ee qaraxa.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.Accept Read More